In ka badan 130 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Burco.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-IInkabadan 130 Arday oo dhamayeeyay Qur’anka Kariimka ah isla markaana ka aflaxay madarsada daru ixsaan ayaa munaasibad qalin jabin ah loogu qabtay magalada burco

Munaasabada ayaa kasoo qaybgalay Maamulka madarsada daru ixsaan Bahda Waxbarashada Waalidiin , Macalimiin , Ardayda loo qaybtay Munaasabada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.