Xubno ka mid noqonaya maxkamadda sare iyo xeerilaalinta Hirshabeelle oo lagu dhaariyay Jowhar.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-IMagaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa lagu dhaariyay xubno kamid noqonaya maxkamada sare iyo xeer ilaalinta Hirshabeele.

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ahaa xeer ilaaliyaha guud ee Hirshabeele gudoomiyaha maxkamada sare ee Hirshabeele iyo maamulka degmada Jowhar.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan