Mid kamid ah haweenka Baladweyne oo la timid hal abuur Ganacsi.

0
112

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ismahaan Maxamed Abuukar oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Baldweyne ayaa la timid hal abuur ganacsi kaas oo ah in ay gurigeeda dhaxdiisa ka furtay maqaayad iyadoo nolosha reer keeda ka maarayso maqaayadaan.

Cuntooyinka ay sameeyso Ismahaan ayaa waxaa kamid ah Baastada, Bariiska , Sabaayada iyo Jalaatada iskamarkaana waxaa maqaayadeeda ku xiran bulshada Magaalada Baladwayne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxmuud.