in ka badan 150 haween ah oo ku nool Buurdhuubo oo ka faa’ideystay barnaamijka hooyo hal qof quudi

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ololaha Hooyo Quudi Hal Qoys ayaa looga faa’iideeyay 150- Haweenka soomaliyeed ee ku nool degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo iyadoona loo qaybiyay Lacag dhan $3,000

Ujeedka ololahaan ayaa ah in lagu cawiyo haweenka somaliyeed oo ah lafdhabrta qoysaska , lacagtaan ayaa waxaa iska uruuriyeen Haween Soomaaliyeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.