Tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta oo laga furay Muqdisho.

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 40 kamid shaqaalaha Jaamcadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho looga daah furay Tababarka kusaabsan maamulka iyo maareeynta.

Furitaanka munaasabada tababarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamul ku xigeenada Jaamacadda, Agaasimayaal, Macalimiin iyo Martisharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir  Waaneey.