Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Degmada Jalalaqsi

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-in kabadan 1,000 qoys oo ku nool Degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa deeq raashin ah loo qeeybiyay tasoo kamid ah hay,ada SODMA

madasha lagu qeeybinyay ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Jalalaqsi iyo masuuliyiinta hay,ada SODMA.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan