Mashruuca u,adkeeysiga cuntada oo laga furay Muqdisho.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisal wsaare ku xigeenka dalka ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay mashruuca adkeysiga cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya.

Daahfurka mashruucaan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiiro’xildhibaano madax ka socotay maamul goboleedyada dalka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.