kaamka Al-naciim ee Baladweyne oo ku burburay fatahaadii wabiga shabeele

0
108

Baladwayne (Radio Beerlula )-Qoysaska ku nool kaamka Al-Naciim ee xafada Buundoweyn ayaa waxaa sameyn kuyeelatay fatahaadii dhawaan ku dhuftay MagaAlad Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Fatahaada ayaa dhamaan bur bur u geeysatay  guriyahii ay ka daganayeen kaamka        Al-Naciim ee xaafada Buundoweyn ee Magalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadana Xuseen.