Fatahaadii ku dhufatay degmada Jalalaqsi oo waxyeelo u geysatay buundada degmadaasi.

0
103

Baladwayne (Radio Beerlula )-Bundada degmada jalalqsi ee gobolka hiiraan ayaa waxaa sameyn ku yeeltay fatahadii  wabiga shabelle  ee dhowaan halkaas ku dhuftay

Fatahada  ayaa saameyn ku yeltay goobaha ganacsiga beeraha  bundooyinka iyo wadooyinka muhiimka u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.