Dhallinyarada farsamada gacanta oo ku soo badanaya Magaalada Baladweyne.

0
58

Baladwayne (Radio Beerlula )-Cabdiqaadir Axamad dheere oo kamid ah dhallinyarada kunool magaalada Baladweyne islamarkaana ku shaqeeysto xirfadda Cilad Baxinta electaroniga ayaa fursad shaqo oo cusub ka helay cilad bixinta qalabkii ay saameeysay fatahaadii kudhufatay Baldweyne.

Qalabka uu cilad bixiyo waxaa kamid ah Firinjeerada Qasaaladaha muraaxadaha iyo Dhalooyinka kuwaasi oo ay biyaha galeen.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.