Tartan kubadda cagta oo ku saabsan isdhaxgalka bulshada oo laga daah furay Kismaayo.

0
186

Baladwayne (Radio Beerlula )-Goroonka kubadda cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta ah kaasi oo loo qabtay lix kooxood oo ka dhisan Xaafadaha Magaaladaasi.

Daahfurka munaasabada tartanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha Ciyaaraha Degmada Kismaayo, Bahda Ciyaaraha degamadaas, iyo dhallinyarada loo qabtay tartankaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.