Tababar ku saabsan kordhinta dakhliga canshuuraha oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
156

Baladwayne (Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha Soomaliland ayaa magaalada hargeysa kadaahfuray tababar ku saabsan kordhinta daqliga canshuuraha iyo xirfadaha shaqaalaha uruuriya canshuuraha.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay mac,hadka diwladaha hoose iyo wasaarada arimaha gudaha Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.