Deeq raashin ah oo lagu wareejiyay maamulka gobolka Banaadir.

0
145

Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u dhiganta 150 kun oo Qoys kuwaas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka ay sameyeen fatahaadaha iyo daadadka ee ku nool Magaalada Muqdisho iyo Deeganada Hoos Yimaado.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kawarmaya deeqdaan raashiinka ah ee ay wareejiyeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.