Indha fiiqis lacag la’aan ah oo 500 oo ruux loogu sameeyay Muqdisho.

0
142

Baladwayne (Radio Beerlula )-Olole Indho fiiqis lacag la’aan ah  ayaa loo sameyay in ka badan  500 oo ruux  isla markaana ka kala imaaday  degmooyinka gobolka badanir

Waxana qalimadan lacag la.aanta ah  iska kaashaday isbitaalka international eye iyo haay.ada bisha case Turkish.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.