Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

0
134

Baladwayne (Radio Beerlula )-Haayada Amoud Foundation ayaa Inkabadan 400 qoys oo ku nool degmada Buratinle ee Gobalka Nugaal ugu qaybisay deeq raashiin ah.

Deeqdaan ayaa waxa ay ka koobneed Bariis, Baasto , Bur , Timir Iyo Caano.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey