Tababar kusaabsan xalinta khilaafaadka oo laga furay Qardho

0
61

Baladwayne (Radio Beerlula )-Daladda Bulshadda Rayidka PUNSA ee maamulka Putaland ayaa maagalada Qardho ku qabatay tababar la xiriira xalinta khilaafaadka iyo wada xaajoodka kaas oo loo qabtay bulshada magaaladaasi.

Daahfurka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Qardho, madax kasocotay Dalada Punsaa , iyo bulshada loo qabtay tababarkaan.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey