Kulan ku saabsan isku xerka mashaariicda caafimaad oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
85

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowalad Gobaleedka Galmudug DR Yaasiin Axamed Jaamac iyo wasiir kuxigeen wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Galmudug Maxamed Axamed Maxamed ayaa Magaalada Dhuusamareb ka daahfuray Kulan looga hadlaayo isku xirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug.

kulanka ayaa wax ka soo qayb galay haayadah ka shaqeeyo adeegyada Caafimaadka ee ka Howal galo Deeganada Galmudug.

Warkan waxaa inoo hayaSacdiya Maxamed Maxamuud.