In kabadan 50 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Jalalaqsi

0
89

Baladwayne (Radio Beerlula )-Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee jalalaqsi oo ku yaalo degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan ayaa fursado wax barsho oo bilaash ah siyay In ka badan 50 arday

Ardayada ayaa ahaay kuwa aan awodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.