Dagmada Warshiiq oo laga daah Furay Dhismaha Golaha Deegaanka.

0
113

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa Dagmada Warshiiq ka daah Furtay Dhismaha Golaha Deegaanka.

Kulankan oo socodoona mudo 5 maalm ah ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada warsheekh wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.