Iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo xariga laga jaray.

0
82

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada mamulka Hirshabelle ayaa xariga ka jaray dhismo iyo qalbeeyn lagu sameeyay Dugsiga hoose, dhaxe, Sare ee Degmada Maxaas ee gobolka hiiraan

Munaasabadda Xarig-jirka Iskuulka waxaa kaqeybgalay Maamulka Degmada Maxaas, Masuliyiin katirsan Wasaaradda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen