Shir dib u heshiiisiin ah oo ka furmay degmada warsheekh.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha Hirshabelle ayaa degmada Warsheikh ka daah furtay qorshaha dib uheshiisiinta beelaha dega deegaano hoostaga degmadaas.

waxaa madasha goobjoog ahaa wasiiraka wasaarada arimaha gudaha Hirshabeele maamulka gobolka iyo kan degmada Warsheekh iyo odoyaasha dhaqanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .