50ka Ciyaartoyd Ee Ugu Qiimaha Badan Kubadda Cagta Ee Bilaashka Lagula Saxeexan Karayo

0
180

Baladwayne (Radio Beerlula )-50ka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan kubadda cagta ee sida bilaashka ah heshiiska lagula sii geli karayo suuqa iibka ciyaartoyda ee bishan January, isla markaana sida xorta ah uga tegaya kooxahooda ayaa lasoo saaray, waxaana hoggaaminaya Kylian Mbappe oo qandaraaskiisa PSG uu ku egyahay dhamaadka xilli-ciyaareedkan.

Weeraryahankan reer France ee sida weyn loola xidhiidhinayo Real Madrid ayaa waxa liiska ciyaartoyda sida xorta ah lagu heli karayo xagaaga kula jira difaaca midig ee Manchester United ee Aaron Wan-Bissaka iyo weeraryahanka kooxdaas ee Anthony artial.

Waxa kale oo liiskan ku jira Tomas Soucek iyo Pablo Fornals oo u ciyaara West Ham, Josh Brownhill oo Burnley iyo xiddigo kale.

Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan kubadda cagta waqtigan ee heshiiska hordhaca ah lala sii geli karayo bishan January

  1. Kylian Mbappé – Paris Saint-Germain
  2. Adrien Rabiot – Juventus FC
  3. Piotr Zielinski – SSC Napoli
  4. Mario Hermoso – Atlético de Madrid
  5. Guido Rodríguez – Real Betis
  6. Aaron Wan-Bissaka – Manchester United
  7. Daichi Kamada – SS Lazio
  8. Josh Brownhill – Burnley
  9. Wilfred Ndidi – Leicester City
  10. Rafa – SL Benfica
  11. Victor Lindelof – Manchester United
  12. Pablo Fornals – West Ham United
  13. Gabriel Barbosa – Flamengo
  14. Lloyd Kelly – AFC Bournemouth Bournemouth
  15. Kelechi Iheanacho – Leicester City
  16. Tiago Djaló – LOSC Lille
  17. Ché Adams – Southampton FC
  18. Alex Meret – SSC Napoli
  19. Kenny Tete – Fulham
  20. Anthony Martial – Manchester United
  21. Jorginho – Arsenal
  22. Leandro Barreiro – Mainz 05
  23. Koke – Atlético Madrid
  24. Toni Kroos – Real Madrid
  25. Valentín Barco – Boca Juniors
  26. Claudio Echeverri – River Plate
  27. Hannibal – Manchester United
  28. Josh Dasilva – Brentford FC
  29. Álex Berenguer – Athletic Bilbao
  30. Mehdi Taremi – FC Porto
  31. Fedor Chalov – CSKA Moscow
  32. Tosin Adarabioyo – Fulham
  33. André Gomes – Everton
  34. Sheraldo Becker – Union Berlin
  35. Eric Dier – Tottenham Hotspur
  36. Nino – Fluminense
  37. Nicolas Pépé – Trabzonspor
  38. Gianluca Prestianni -Vélez Sarsfield –
  39. Daniel Muñoz – Genk
  40. Mathías Villasanti – Grêmio
  41. Yusuf Yazıcı – LOSC Lille-
  42. Gorka Guruzeta – Athletic Bilbao
  43. Scott McKenna – Nottingham Forest
  44. Felipe Anderson – Lazio
  45. Wissam Ben Yedder – AS Monaco
  46. Fabian Schär – Newcastle United
  47. Bertrand Traoré – Aston Villa
  48. Thiago – Liverpool
  49. Luka Modric – Real Madrid
  50. Federico Redondo – Argentinos Jrs.