Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda caafimaadka maamulka Soomaliland ayaa magaalada Ceerigaabo ku qabatay shirka sannadlaha ah ee dib-u-eegista waxqabadyadii tegay iyo qorshaha sannadkaan 2024 ka.
Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose ee Magaalada Hargaysa , Wasiirka Wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaliland , iyo qaar kamid shaqaalaha wasaarada Caafimaadka.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey