Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda SoDMA ayaa Inkabadan 500 Qoys oo danyar ah gargaar ugu qaybisay xarunta Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamarweyne ee gobolka banadir
Deeqdaan ayaa waxa ay ka koobneed Bariis Baasto Bur Timir iyo caano
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen

