Baladwayne (Radio Beerlula )-Qaar Kamid ah guddiga iyo ganacsatada degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gado ayaa Isku Xilqaamay In dib u dayactir ay Ku Sameeyay Wadada isku xirta Buundadii hore iyo magaalada taasi oo saameeysay Fatahaadii kudhuftay Gobalka Gedo.
Dhismaha wadada ayaa wax iska kaashanaya Dhismaheeda Ganacstada Degmada Buurdhuubo iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud