Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Warshiiq tababar ugu daahfurtay qaar kamid ah ergada soo dooraneeysa xubnaha golaha deegaanka Degamada Warshiiq ee Gobalka Shabeelle Dhexe.
Daahfurka tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas,uuliyiin ka socday Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle , maamulka magaalada Warshiiq , iyo ergada loo qabtay tababarka.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi

