Toga biyaha ku fatahijiray deegaanka Xumeeys oo la xiray.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka deeganka Xumbeys oo kaashanaya shirkadaha iyo shacabka deegaanka Xumbeeys ee gobolka Karkaar ayaa siwadajir usameeyay olole lagu xiriyay toga biyaha ee ku fataha deegaanka.

Togan laxiray ayaa marka lagaaro xili roobaadka biyo badan ku fatihijiray deegaanka iyadoona qasaare kala duwan ay kala kulmi jireen shacabka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.