Xarun loogu talagalay qaadashada kaarka aqoonsiga oo laga daahfuray Degmada Wadajir.

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta dadweynaha ee (NIRA) ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Degamada Wadajir ee magaalada Muqdisho daahfurtay Xarun cusub oo Shacabku ka qaadan doono Kaarka Aqoonsiga Qaranka.

Daahfurka xaruntaan cusub ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Wadajir , Mas’uuliyiin kasocotay Dowlada Hoose ee magaalada Muqdisho , Agaasimaha guud Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta dadweynaha ee (NIRA) iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.