Doorashada Golaha deegaanka ee Degmada Warsheekh oo lasoo gabagabeeyay

0
205

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Warshiikh ayaa waxaa lagu soo gabo-gabeeyay Doorashada Golaha Deegaanka ee Degmadaasi.

Doorshada oo socoday muddo sadex maalin ayaa waxaa lagu doortay 21 xubnood oo noqanaayo Golaha Deegaanka Degmada warshiikh.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.