Kukanka wadatashiga siyaasada tayo-dhowrka Qaranka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay kulankan oo ku saabsanaa siyasaadda tayo-dhowrka Qaranka oo ah siyaasad lagu hagayo kaabayaasha tayada Qaranka sida caafimaadka badqabka bulshada iyo ilaalinta deegaanka.

kulanka waxaa ka qeybgalay Xubno kamid ah maamul goboleedka Galmudug iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda aya-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin