Shir looga hadlayay tayeeynta adeega talaalka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka ee Doowalad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Beydhabo ka daah-furtey Shir looga hadlaayo tayeynta iyo kor uqadista Adeega Talaalka.

Shirka waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimadka Doowalad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Wakiilo ka socoday dagmooyinka Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud