Arday baratay xifdinta Qur-aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday dhameeystay barashada culuumta qiraa,aadka Qur,aanka kariimka islamarkaana ka afalaxday Madarasada Cumar binu al-khadhaab ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay masaajidka daaru-sunna ee magaalada Hargaysa.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka Cumar bin al-khadhaab , Culimada magaalada Hargaysa, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey