Aabe ku xanuusan Baladweyne oo codsaday in lasoo Caawiyo.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Abe Xasan Muumin waa Aabe  naafo ka  ah labada indhood isla markana da’ahan jiro 68 sano kuna nool kaamka Fataxi ee magalada Baladweyne.

Abahaan ayaa heysto 10 caruur ah oo aad u yar yar  kuwas oo aanan awoodin in ay keen sadaan nolol malmedka qoyska.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa  Xaawo Aadan Xuseen.