Tababar ku saabsan sharciga ciyaaraha oo lagu qabtay Balcad

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan xiriirka kubada cagta soomaaliya iyo maamulka degmada Balcad ayaa dhalinyarada degmadaasi u furay tababar lagu baranaayo arimaha garsoorka ciyaaraha iyo sharciga kubada cagta.

Tababarkan ayaa soco doono mudo 6 bilood ah waxaana ka faa-ideysanaya 15 dhallinyaro ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.