Xarun waxbarsho oo laga furay Kismaayo

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada kismaayo ayaa laga daahfuray machadka Al-Aamin oo ka mid noqonaya xarumaha waxbarashada ee degmada kismaayo.

Macadka ayaa waxaa wax ku baran doono dadka danyarta ah ee ku nool xafada Buulo fartuuro ee magalada kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.