Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Degmada Buurdhuubo

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mu’sasada Gamaandiid Foundation oo ah Hay’ad ka shaqaysa arrimaha Samafalka ayaa deeq Raashin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah kuwaas oo ku sugan Degmada Buurdhuubo Ee gobolka Gedo.

Deeqdan ayaa ka koobneed rashiinka noocyadiisa kala duwan bur bariis sokor iyo saliid.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.