Carwo loogu tala galay in haweenka lagu baro Make up ka oo laga furay Hargeysa

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasad lagu daahfuraayay Carwo Umul Qeyr Oo ah xarun loogu talagalay in lagu Qurxiyo Haweenka islamarkaana lagu baro Qaabka make appka loo mariyo iyo cilaan saarka taasi oo ay hergalisay mid kamid ah Haweenka magaladaasi.

Daahfurka carwada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka magaalada Hargeysa Dhallinyaro Haweenka iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.