Wiil Dhallinyaro oo ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdi Cali Xasan oo kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku dhiiraday in uu ku shaqaysto farsamada gacanta si uu nolosha qoyskiisa u maareeyo kadib markii uu shaqo ku waaaya waxyaabihi u kabartay Jaamacadaha.

Cabdi Cali Xasan ayaa ku shaqaysta farsamada gacanta s sida marinta Riinjiga guryaha iyo farsmooyiinka kale ee lagu qurxiyo guryaha.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.