Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Qaarada Africa Ee Ka Yimid Horyaalada Yurub.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa si dhaw loo sugayaa tartanka koobka Africa ee la qaban doono sanadkan.

Xiddigaha qaarada Africa ayaa isku diyaarinaya tartanka ugu xiisaha badan qaarada.

Xiddigaha ka ciyaari doona koobka ayaa badankoodu ka yimid kooxaha reer yurub oo ay ka ciyaaraan.

Waxa shax cajiib ah laga sameeyay xiddigaha ka ciyaara horyaalada yurub ka hor bilaabashada tartanka.

Halkan kaga bogo shaxda.