Caruurta agoonta afgooye oo loo qaybiyay lacag iyo agab waxbarasho.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Maxamed Nastaro oo kamid ah xildhibaanad Dowlada faderaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed iyo agab waxbarasho gaarsiiyay caruurta agoonta ee ku nool degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Deeqdaan loo qaybiyay caruurta ayaa waxa ay ka koobaneed lacag , Buugaag , Qalimaan iyo boorsooyiinka Waxbarashada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey