Ardey baratay luuqada Englishka iyo cafimaadka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Muqdisho.

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 53 arday oo dhameeysatay barashada luuqada Englishka iyo cafimaadka  kana  aflaxday iskuulka Al Abadir  ayaa munaasabad qalin -Jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka iskuulka  Bahda Waxbarashada  Waalidiin, Macalimiin ardayda munaasabada loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen