Deeq dawo oo laga gaarsiiyay kaamka Daanyeerow ee Baladweyne

0
51

Baladwayne  (Radio Beerlula )-Maamulka macalimiinta iyo ardeyda iskuulka Alpha ee Baladweyne ayaa deeq daawo ah gaarsiiyay kaamka daanyeeroow ee xaafada Kooshin.

Dad ubadan waayeel , Haween iyo dad naafo ah ayaa ku nool kaamka kuwaasi oo baahi caafimaad qabay.

Warbixintaan waxaa soojeedinay Cumar Yuusuf Aadan.