Arday baratay farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska maamulka Soomaliland ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey in ka badan  61 arday oo dhammaystay xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta,kuwaasi oo munsabad logu qabtay magaalada Burco.

Munasabada qalin jabinta ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka socoto maamulka Somaliland, bahada waxbarshada,  ardayada qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo  Aadan Xuseen.