Qoysas ku nool Mahaday oo loo qeybiyay deeq raashin ah

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 300 oo qoys oo ku nool degmada Mahadaay ayaa kafaaideystay deeq gar gaar kala duwan ah.

Gar gaarkan ayaa kamid ah barnaanijka hooyo hal qoys badbaadi.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan