Bulshada degmada Goobweyn oo codsaday in loo sameeyo Wadooyin.

0
46

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanada Waqooyi ee degmada Kismaayo ayaa maamulka Jubbaland ka codsaday in dib u dhis iyo dayactir loogu sameeyo wadada xiriirisa Degmad Goobweyn iyo deegaanad hoosyimaada.

Wadadaan xiriirisa degmada goobweyn iyo deegaanda hoosyimaada ayaa waxaa sameeyn ku yeelatay fatahaadii uu sameeyay wabiga Jubba iyo daadadkii kusoo rogmaday Degmada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.