Qoysaska deegaanka Qaam qaam oo loo qaybiyay Deeq raashiin.

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa boqolaal qoys oo barakacayaal ah u qaybisay deeq Raashiin ah kuwaa oo ku nool Deegaanka Qaaqaam.

Deeqdan ayaa ka timid boqortooyada Sacuudiga Carabiya waxaana sigaar ah loo gaarsiyay dadka ay saameyaay Fatahaada wabiga Jubba.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.