In ka badan 15 wariye oo tababar loogu daah furay Muqdisho.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ugu daah furtay tababar 15 wariye oo kamid ah waaxaha kale duwan ee wasaaraddaasi.

Tababarkaan ayaa waxaa lagu baran doonaa cashiro la xiriira xiriirka baraha bulshada , sida xog loogu baahiyo xog iyo saameeynta ay yeelan karaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.