Cudurka jadeecada oo dad cusub oo ku nool Baladweyne soo ritay .

0
175

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha gudiga gurmadka ururka dhaqaatiirta gobolka Hiiraan Dr Cabdullaahi Maxamad Xalane oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in ay korortay tirada dadka uu soo ritay xanuunka Jadeecada kuwaaso oo ku nool gudaha magaalada iyo deegaanada Hoosyimaada.

Tirada dadka uu soo ritay cudurka ay gaartay 53 ruux kuwaasi oo u badan caruur halka ay u geeriyoodeen 6 ruux.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.