Mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne oo layimid xirfad shaqo oo Cusub.

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sakeriye Cali oo kamid ah Dhalinyarada magaalada Baladweyne isla markaana kushaqeeysto xirsta iyo furista jiifafka boolasha isgoo nolosha qoysaskiis ka maareeyo shaqadaan.

shaqadaan uu abuurtay ayuu ugu maarmay inuu dalka ka dahriibo maadama uu kamid noqday Dhalinyarada fursadaha shaqo abuurtay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.