In kabadan 140 arday oo dhameeysatay Xirfadaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 140 arday oo dhameeysatay Xirfadaha farsamada gacanta islamarkaan ka aflaxday machadak Tababarka ee NRC ayaa munaasabad qalin loogu qabtay magaalada Hargaysa.

Xirfada farsamada oo ay ka qalin jabinaayaan ardayda waxaa kamid ah dhar tolista , cuno karinta , Cilaan saarka iyo xirista korontada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.